Ciidamada AMISOM oo gaadiidkooda jiirsiiyey askari Soomaali ah

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM ayaa gaadiidkooda jiirsiiyey askari ka tirsan ciidamada Jubbaland. Goob joogayaal ayaa sheegaya in askariga gaariga la jiirsiiyey uu isla goobta ku qurbaxay. Gaadiidka ay wateen ciidamada Kenya ayaa la sheegay ineysan u joogsan askariga ay jiireen, … Continue reading Ciidamada AMISOM oo gaadiidkooda jiirsiiyey askari Soomaali ah